Wareysiyada

Dhageyso:-Dhaawacyo Iyo Meyad badan Oo la geeyay Isbitaalka Kismaayo Kadib Dagaal Saaka ka dhacay Baar-Sanguuni

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Sheegaya in dhaawacyo fara badan a gaarsiiyay isbitaalka dhexe ee Kismaayo

Continue Reading »

Qeybta Wareysiyada

DAAWO Muqaal:-Ciidamo Kasoo goostay Puntland Oo ku biiray Somaliland

Magaalada laascaano ee Xarunta gobolka Sool waxaa lagu soo dhaweeyay Ciidamo la sheegay inay kasoo goosten dhanka Maamulka Puntland kuwaas oo ku biiray Maamuka Somaliland

Continue Reading »

Wareysiyada Archives

DHAGEYSO :-Guddiga Difaaca Ee BFS Oo Sheegay in Maxkamad la Soo taagayo Saraakiil Ciidan
- Jul 23, 2018
Guddiga difaaca ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maxkamad la soo taagayo sharcigana la waafajinayo saraakiishii ku lug lahayd kufsiga iyo tacadiga ka dhacay gobolka Shabeellaha ...
Dhageyso:-Shabaab Oo Weerar Ku bilowday Qarax Waaweyn ku qaaday Baar-Sanguuni
- Jul 23, 2018
Xoogag hubeysan oo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa saakay waabarigii waxa ay weerar saf balaaran ah ku qaadeen degaanka Baar-sanguuni oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo, halkaasi oo bar ...
DAWO :-Madaxweyne Farmaajo Oo Goordhow ku dhawaaqay Hadal Ka Farxiyay Shacabka Muqdisho
- Jul 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo ganacsiga bulshada, iyagoona sii joogteynaya dadaallada ay ku sugayaan nabadgelyada ...
SHABAAB Oo laga dilay laba Sarkaal Muhiim u Ahaa iyo Magacyadooda Oo la Shaaciyay
- Jul 23, 2018
Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa hawlgal gaar ah ku burburiyay fariisin Ururka Al Shabaab ay ku lahaayeen meel ka mid ah degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose. Sidoo kale waxa ay ciidanka ...
DHAGEYSO:-Somaliland Oo Sheegtay Dagaal Tukaraq inay Ka Qeyb gaeen Ciidanka Jubbaland iyo Koonfur galbeed
- Jul 22, 2018
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in dagaalka Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ay qeyb ka yihiin Ciidamo laga keenay Magaalooyinka Kismaayo,iyo Baydhabo ee Goboladda Baay iyo Jubadda Hoose. HALKAN RIIX SI'AAD DHAGEYSATO C/laahi ...
AKhriso :-Farax Macalin Oo Walaac Ka Muujiyay Talaabooyinka Waa Weyn uu Qaaday R/Wasaare Abiy
- Jul 22, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa qaaday tallaabooyin is-bedel oo waa weyn leh tan iyo markii uu talada la wareegay dhowr bilood ka hor. Abiy Ahmed waxyaabaha lama filaanka ahaa ee ...
DAAWO : Muxuu Faa iido u leeyahay Sabiibka Xubinta Taranka Ee Rag Daawo Muqalkan
- Jul 21, 2018
Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Sabiibka iyo caafimaadka oo u leeyahay xubinta taranka raga.sabiibka ayaa ah miro aad u macaan kuwaas oo aysan ogeyn faaiidada oo u leeyahay raga, Seynis ...
Daawo : Qaar Ka mid Ah Wadooyinka Muhiimka ah Oo la xidhay Kadib Markii la Ogaady Halis Cusub
- Jul 21, 2018
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Xaslinta ayaa xiray Wadooyinka hor leh oo ku yaalla Xaafadaha Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa waxa ay Xireen Wadooyinka Jid Cadayaasha ee ku yaalla Xaafadaha Degmooyinka ...

Next Page »