DEG DEG DAAWO : Shabaab oo War Lama Filaan ah kasoo Saaray Afartii Dekadood ee Itoobiya lagu Wareejiyay

Kooxda Al Shabaab ayaa Markii ugu horeysay War Rasmi ah kazoo Saartay heshiiskii dhawaan dhexmaray dowladda SOmaliya iyo Itoobiya kaasi oo ku Saabsanaa Afar kamid ah dekedaha Somaliya loogu saxiixay in lagu Wareejiyo dowladda Itoobiya,

Al Shabaab ayaa sheegtay in dowladda somaliya ay cadowga somaliya gacanta u gelisay Dekadaha ugu Muhiimsan somaliya waxaana arintaas ku tilmaameen inaysan marna suuragal noqon doonin ,

HALKAN RIIX OO KA DAAWO VIDEO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.