DAAWO VIDEO : Afhayeenka Ciidanka Puntland Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Wasiirka biyaha Somaliland

Afhayeenka ciidanka difaaca Puntland Korneyl Maxamuud Axmed (Gubadle) oo la hadlay Warbaahinta  ayaa jawaab ka bixiyay eedeymo masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay u jeediyeen Puntland.

HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.