DAAWO Subxanallah : Nin Xaaskiisa Toorey ku dilay Kadib markii ku qabtay Arin Naxdin lej

Dhacdo aad u naxdin leh ayaa ka dhacday magaalad Mandheera ee dalka kenya kadib Markii Nin Xaaskiisa oo Uur leh ku dilay Toorey

Haweeneysa Tooreyda lagu dilay ayaa waxay laheyd Uur 6 Bilood ah waxaana la sheegay inta uusan ninkeeda dilin ka hor uu muran dhex maray taasi oo sababtay inuu haweeneydiisa Toorey ku dilo

HALKAN RIIX OO DAAWO MUQAALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.