DAAWO VIDEO : Fanaanda Qaali ladan oo Lala Guursaday Gabadh & Qaabkii Uu u dhacay Arooska

Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbineynaa Muqaal Qosol badan oo laga duubay Qaali ladan oo lala Guursaday Gabadh kale.

Qaali ladan iyo Gabadha lala Guursaday ayaa waxaa Hal mar wada guursaday Nin kaasi oo Sheegay inay labada Gabadhood uu Wada jacelaa,ayna ku Heshiiyeen inay Hal mar Guurkooda dhaco

RIIX HALKAN SI’AAD U DAAWATO VIDEO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.