Dhageyso :-Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Shabaab ee Deganada Galmudug

Dagaalo Sadax maalmood socdayx aya wali xisadeedii waxa ay ka taaga thay degano hoos taga Koonfurta Gobalka Mudug Halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa al shabab iyo dadka deganka

Dagaalka inta uu socday maalmihii la soo dhaafay ayaa waxa ku dhintay in ka badan 10 ruux oo isugu jira dhinacyadii dagalamayay waxana deganada u dhaw dhaw halka uu dagaalka ka dhacay ka barokacay shacab aad u farabadan kuwaasi oo ka cabsi qaba in uu sameyn wayn uu ku yeesho dagaalka ka socdo degano dhawr ah oo hoos taga magaalada Xarardheere

Midkamid ah dadka deeganaka Camaara ayaa kawaramaya dagaalka ay lagaleen Malayshiyada al shabaa islamrkaana waxa uu sheegay in dagaalka ay shabaabka ugaysteen qasaaro xoogan

Hoos Ka Dhageyso Codka

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.