DAAWO VIDEO : Meydadka Ragii Shabaaab ka Aha ee Weeraray Wasarada Arimaha Gudaha oo Lasoo bandhigay

Dowladda Somaliya ayaa goordhow warbaahinta usoo bandhigeysa meydadka Saddex kamid ah Ragii shabaabka ahaa ee Maanta Weerarka Tooska ah kusoo qaaday Xarunta Wasaarada Arrimaha Guddaha,

Weerarka ayaa waxaa ku dhintay 13 Qof kuwaas oo iskugu jira Masuuliyiin iyo Askar iyo Ragii soo qaaday Weerarka waxaana Hada Meydadkii raga la geeyay Xarunta CID-da halkaas oo lagu soo bandhigy

HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.