DHAGEYSO:-Dagaal Xoogan oo Mar kale ka bilowday deegaanka Caad ee gobolka Mudug

Koonfurta gobolka mudug gaar ahaan deegaanka caad waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya shacabka deegaanka iyo maleeshiyaad ka tirsan ururka alshabaab sadexdii maalmood ee ugu danbaysay waxaa socday dagaalo siyaabo kala duwan deegaanka uga dhacay

HALKAN RIIX OO KA DHAGEYSO DAGAALKA

Inkasta oo aan si rasmi ah loo ogayn khasaaraha ka dhashay dagaalka hadana dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalkii ugu xooganaa uu dhacay shalay galab taasi oo keentay in dadka deegaanku ay sameeyaan abaabul ay shabaab doonayaan in deegaanka looga saaro

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.