DAAWO VIDEO :-Feysal Cali Waraabe oo Si Yaab leh Markale uga hadlay Dagaalka Tukaraq

Faysal Cali Waraabe oo Maanta Warbaahinta kula hadlay ayaa ka hadlay Doorashadadii Somaliland iyo Xiisada Colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukaraq.

Feysal cali Waraabe ayaa Wareysigaan gaarka ah ee uu Siiyay TV-ga Universal uga hadlay xaalada Guud ee somaliya iyo dagaalka Tukaraq,sida uu u arko waxaana uu sheegay inuu dagaalkaas yahay mid xaq ah oo lagu difaacayo dhulka Somaliland xaqa u leedahay,

HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.