DAAWO : Maxaadan Ogeyn oo ka dhacay Xafladii lagu Soo dhaweynayay Qalbi Dhagax

Shacabka Magaalada Nairobi ayaa Si Weyn usoo dhaweeyay Qalbi dhagax kaasi oo soo gaaray Magaalada Nairobi

Dadkan isku soo baxay ayaa u badnaa Taageerayaashiisa waxayna soo dhaweeyeen inuu markale dib u helo xuriyadiisa,

HALKAN RIIX SI’AAD U DAAWATO MUQALKA

Fikradaha Akhristayaasha (0)




.